logo Warwad


Xishoodka saaidka ah waxyabaha laga dhaxlo

xishoodka xadkiisa dhaafsani waxa uu qofka ku keenaa in uu dadka si haboon ula xidhiidhi waayo, iyadoo taasina sabab u noqota in uu qofku noloshiisa horumar ka gaadhi waayo, dhibaatooyin badanna uu la kulmo, iyada oo xishoodka la amaanay ayaa hadana farqi wayn uu u dhaxeeyaa xishoodka iyo khajilaada.

Hadaba  wax ee hoos ku xusan hadii aad isku arkagtid waxaad ogaataa in uu ku sifaysan tahay khajilaada aan fiicnayn.
Waxa kugu adag in aad xidhiidh cusub la yeelatid asaxaab cusub.
Wajigaagu wuu casaada  ama gaduud  oo noqdaa  marka uu kula hadlayo qof aanaad garanayni.
Ma sheegi kartid mana ka hor odhan kartid waxa maskaxdaada ka guuxaya dadka kale hortooda.

Mark waxa kula habooon inaa normal iska dhigto oo dadka ee caadi ula dhaqanto xishodka waa imaanka barkiis lakin kan xadh dhaafka ah waxo kuu horsedaa inaa wax badan aad qabsan wayso marka cafimadka waxo ku jiraa inaaa asxabtada la tashato ama bulshada aad kamid ahaato kali nolasho waxay ku dhaxalsinesa cuduro badan.

Xigasho warwad.com’: kala soco waxyabo badan oo ku xiiso galiya

 

 

Fikradaada ka dhiibo n