logo Warwad


Akhriso Sheeko Qosol badan

Nin reer baadiya eh ayaa dameer ka fakaday

dameerkii suu uraadinaayay ayuu magaalo yimid
magaaladii markuu yimid ayuu waayay cid marti
galiso kadib Hotel baa la geeyay qolkii la geeyay
ayuu ka yaabay qolka quruxdiisa iyo sida eey
sariirta u labisantahay iyo isaga dharka uu qabo
wasakhdooda, waxuu go’aansaday inuu sariirta
hoosteeda seexdo albaabkiina muusan xirin, wiil
iyo gabadh is wata ayaa hadana yimid huteelkii
ninkii huteelka masuulka ka ahaa waxuu dajiyay
isla qolkii ninka reer baadiyaha ahaa la dajiyay inuu
iska tagay ayaa loo maleeyay maadaama qolkii iska
furan yahay sariirtiina uusan ku jiifin, sidii ayeey
qolkii ku dageen sheekadii markeey
bilaabeen ayuu wiilkii dhahay macaaneey markaan
ku arko aduunka dhan ayaa la i’horkeenaa
jaceeylkaada dartii???
Ninkii reer baadiyaha ahaa intuu
hadalkii maqlay.
ayuu sariirta kasoo hoos baxay..
kulahaa walaaloow aduunyada dhan haddiii lagu
horkeeno dameerkeeygii ma aragtay ?????.

Fikradaada ka dhiibo n