logo Warwad


Barn. Haweenka, Siyaasada Iyo Oday Dhaqameedka Soomaalida

Barnaamijkani Wuxuu ku Saabsanyahay Haweenka Soomaalida Ee Siyaasada ka Qayb Qaata, iyo Sida ay Ugaso Hor jeedaan Oday Dhaqameedada Soomaalidu, Gaar ahaan Waxaa ka Qayb Qaadanaya Haween Kujira Siyaasada Somaliland, Somalia Iyo Oday Dhaqameed…. Daawasho Waanagsan

Fikradaada ka dhiibo n