logo Warwad


Daawo Gabar Jaceyl Lagu Qiyaanay Oo Ka Waramaysa Arinteeda

Waxaan halkaan idin kugu soo gudbinaynaa gabar soomaaliyeed oo jaceyl been ah lagu qiyaanay.  Gabadhaan ayaa waxay sheegtay in wiil mudo ay wada socdeen jaceyl xad dhaafa ah ay u qaaday isaguna marwalba u sheegi jiray inuu naftiisa ka jecelyahay balse ugu dambeyntii uga baxay

Fikradaada ka dhiibo n