logo Warwad


Daawo Nolosha Ay Ku Nool Yihiin Gabdho Iyo wiilal Darbi Jiif ah oo Ku Sugan Magalaada Muqdisho

Haweenka iyo caruurta darbijiifka ah ee ku nool magaalada Muqdisho oo ah kuwo isticmaala muqaadaraadka ay ugu horeysa koolada ayaa waxaa la sheegay inay ku nool yihiin nolol darxumo iyo silic ah iyagoona u muuqda kuwo la iloobay maadaama lagu eedeeynaayo inay yihiin kuwo nolosha ka dhacay oo uu dilooday isticmaalka muqaadaraadka

Fikradaada ka dhiibo n