logo Warwad


Norway oo gashay kaalinta labaad wadamada ugu nabada fiican

Waxaa la soo saaray sanadka wadamada ugu nabada badan aduunka

Kaalinta koowaad waxaa gashay island halka Norway iyo Austria (Osteriya) ay ku xigto..
Waxa oo maqaalka sheegayaa in wadamada nabada kaalmaha koowaad ku jiro aan sedexdii sano wax sidaa iska badalin, halka wadamo aan liiiska nabad la’aanta ku jirin ay sii xumaadeen..

wien

Fikradaada ka dhiibo n