logo Warwad


Sheeko qosol badan , oo aay ku dhacday nin magangalyo doon ahay

 Nin Somali ah baa magangalyo ka codsaday wadanka Norway ama iska dhibay wadanka Norway, marka ninki waxa la geyay kaam ku yaalo waqooyi oo aad u dad yar. Ninki waxa loo diray caafimad, kadib niinkii waxoo aaday  isbitaalka, waxo la kulmay dhakhtarko. dhakhtarkii baa  u diray in u kaadida iska qado waxaa la soo siiyey caag yar oo la yiri ku so kaadi caagii ku shubay xoogaa wuxuu dhigay meel suuliga dhex diisa ah si uu arootii u xasuuto marku suuliga galo oo u qado islaantiisii oo  uur hal bil ah qabta oo aanu ogan baa suuligii u dhaaftay caajii oo meesha yaal bay aragtay markaas bay mooday in caruutu ku kaadiday suuligay ku shubtay markay cabaar joogtay bay xasuustay in uu odaygeedu laha iyan waa ka biqi jirtay markaas bay tiri oo hadan tayda ugu shubay muxu ka garnayaa teedii bay gadhka u gelisay caagiina meeshiisii bayku celi say isagoonwaxba oganay baa arootii kacay caagii oo aanu eegin buu dhegta qabtay dhakhtarkii bu la hor fadhiisatay waa laga qaday jawabta sug balayiri cabar ka bacdi baa wax ku soolaabtay naagtii u ahayd dhakhtarada markaas bay tir war balkalay naag tur  juban o o meesh joogtayan wa au yeertay markaas bay tiri ninkan waxaa lagu arkay wax aan raga kale lagu arag e usheeg markas buu yiri waa maxay markaas bay tiri wax kaa soo baxay uu laba bilood ah nin kii hadal iska daaye waa neefsan waaye

 

Fikradaada ka dhiibo n