Category archives for: Somalia

TACSI TIIRAANYO LEH: Innaa Lillaah Wa Innaa Illeehi Raajicuun.

TACSIrgg1

Ma dhinte Waa ilaah Qof waliba oo dunida dusheeda ku nool Maalin un Ayuu ifka ka wareegi Doonaan Innaa lillaah Wa innaa Illeehi Raajicuun. Dhamaan Saxaafada Soomaaliyeed Meel Waliba oo ay Dunida ka joogaan, gaar ahaan Saxafiyiinta ku nool Dalka Holland, waxa ay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Wariye C/llaahi Jaamac Cali oo Aabihiis Marxuume [...]

Dhagayso: Wiilkii ay Ahlu-Sunna ku eedeeyeen inuu Dhuuso-mareeb isku qarixiyay oo ka jawaabay May 3, 2012 – 12 Jawaabood

Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa sheegay in qaraxii ka dhacay magaalada Dhuuso mareeb uu ka danbeeyay wiil lagu magacaabo Maxamuud cartan cadaawe culusow. Xeefow ayaa sheegay in Wiilkaas uu kasoo tagay Muqdisho uuna mudo joogay deegaanka Ceel-garas halkaas oo mudo uu kusugnaa. Laakiin Maxamuud cartan cadaawe culusow oo ah wiilka lagu eedeynayay in uu nafsadiisa isku qarxiyay DHUUSO [...]

M’tamarki 5aad ayaa waxa si Live Ah Uga Socda Wadanka Holland Gaar ahaan Magalada Tilburg

tilburg

Walaal Halkan Ka Daawo Mahadsanid link hoose http://www.dawah-tv.nl/tilburg.html

Wiish iyo Mugaambe iyo 5 ruux kale oo qarax ku dhintay

Ugu yaraan 7 ruux ayaa ku dhintay qarax maanta lagu weeraray Tiyaatarka Muqdisho. Dadka dhintay waxaa ka mid ah Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda cagta ee Soomaaliya, Siciid Mugaambe. Dadka dhaawaca ahna waxaa ka mid ah Guddoomiyaha Olembigga Soomaaliya, Adan xaaji Yabarow Wiish iyo Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya, Siciid Mugaambe, ayaa labaduba ku geeriyooday goobta. Waxaa [...]

Midowga Yurub (EU) oo weerari doonta burcad badeedda

ciidanka eu

Ciidanka badda ee Midowga Yurub ee ka hawlgala Geeska Afrika ayaa loo fasaxay in ay weerar qaadi karaan. Taas waxaa macnaheedu yahay in dhul iyo bad labada ay ku weerari karaan burcad badeedda Soomaalida. Midowga Yurub ayaa ku heshiiyay in ay maraakiibtooda dagaalka ay u oggolaadaan doomaha burcad badeedda iyo keydka shidaalka ee u yaalla [...]

Barnaamijka Todobaadka Iyo Nasashada Ku Dhageyso Sport Fanka Iyo Arimaha Bulshada.

loga nasa

Waa barnamij todobadle ah oo axad waliba ad ka dhageysan taan had iyo jeer warwad.com iyo websedyo kale sida wehelmedia.com waxa kalo jecelnahay in aan mideyno dhalinyarada qurbaha ku kala hayantay in leesku xiro si ay ugu tashadan dibudhiska wadanki hooyo ee somalia hadi aad doneyso tahniyad dhalasho . Aroos barnamij sport ah hadi ad [...]

Haweney Somaliyeed Oo Lagu Kufsaday Gurigeda Magaalada Baladweeyne.

gangraped_gril

Mid Kamid ah Askari ka tirsan Ciidamada cadawga Ethiopia ee xooga ku jooga Magaalada Beledweyn ee Gobalka Hiiraan ayaa Haweeneey Muslimad ah waxaa uu ku dhex kufsaday gurigeeda xili ay kaligeed ku sugneyd. Dhacdadaan oo ah mid xanuun badan oo raad weyn ku reebeysa qof kastaa oo damiir diini iyo mid dalba leh ayaa waxaa [...]

Waa Qaabceynkee Magalada Muqdisho Caasimada Dalka Somalia Sanadka 2012

11517

Waa Caasimadi Dadkedu Ay Dhibaatada Ku Dulhabsatay Lakinse Sanadkan 2012 Ayaa waxa Mooda In Magaalada Gabi Ahaanteeda Aytahay Mid Aad U Camiran waxa ka dhehan kartaa Videoga Aad Qeeybta Hoose Ku Daawan Doonto. Magalada Muqdisho Waxa Ladhihi Karaa dib ayeey usoo ceshatay Bilicdii Magaalada Lagu Ogaa Xeligii Berisamaadki Ee Dowlada Dhexe Uu Hogaminayay Allaha U [...]

Naceeb wayn iyo dagaal wayn oo maalmahaan dhaxmarayo Taageerada somaliwayn iyo somaliland

Si wada ognahay ayaa Waxaa jirto somaliya in hada lagu tilmaamo labo qeebood Somaliya iyo Somaliland  Inkastoow ay jiraan  qeeb kale oo dhowr ah laakin guud ahaan hada waxa aad u hergashay  Somaliland , Hase ahaatee waxaa jiro dadyoow badan oo ka soo horjeeda gooni isku taaga Somaliland. Intaa oo kaliya kuma koobna dhalinta hada [...]

Xarakada Al Shabaab oo damacsan inay qaraxyo cul culus ay ku gil gisho Magaaladda Kampala “Top News”

qarax

yaa waxay shaaca ka qaaday inay soo wajahday arin dareen culus leh, kadib markii ay ka fight heshay in Xarakada AlShabaab ay damacsan tahay, inay qaraxyo waaweyn ay ka geysato gudaha dalka Uganda. Ku Xigeenka Wasiirka Wasaaradda Difaaca ee Dowladda Uganda General Ivan Coretta oo ku sugan Wadanka Marocco, ayaa wuxuu shaaca ka qaaday inay [...]

Recent Posts

Most Popular

Featured Links

Search Archive

Search by Date
Search by Category
Search with Google

Photo Gallery

Log in | Designed by wabho

Switch to our mobile site