logo Warwad


Ha Tuurin Caleenta Shaaha Markaad Isticmaasho Waayo Waxaa Ku Jira Faa’idooyin Afar ah…….. Balse Maxeey Yihiin ??

1.BUSHIMAHA.

Isticmaal Caleenta shaaha madow ee aad horay u isticmaashay Ku dhex rid biyo xoogaa diiran kadibna intaa kasoo saarto kiiska ay caleentu ku jiro saae dibnahaaga ama bushimahaaga si tartiiba ugu xoq mudo dhan 3 daqiiqo waxay kuu nadiifinayaan dibnahaaga ama bushimahaaga qalaylkana way ka baabi’inayaan.

2.CUNCUNKA INDHAHA.

Heday ku cuncunaan indhaagu waxaa kuu daweynaya baakadaha caleenta .

Ururi baakadaha caleenta ka dibna talaagada ku xafido una isticmaal inaad indhaha saarato ka dibna way kuu fiicnaanayaan.

3.HAARAHA INDHAHA FUULA HOOSTOODA.

Caleenta shaaha oo kiiska Ku dhex jirta Biyo Qabow Ku dhex rid ka dibna saar saar indhaha si tartiibana ugu xoq.

4.LUGAHA.

Madiibad ama shay godan biyo diiran ku shub ku rid kiiska caleenta shaaha cagahaagana ku dhex rid mudo 20 daqiiqo ah ku nadiifi indhahaaga ka dibna maro xiriira kaga nadiifi.

 

 

Fikradaada ka dhiibo n