logo Warwad


Sidee Ula Dhaqmi Lahayd Xaaskaaga Isbuuca Ay Qabto Caadada??

Markay Soo Dhowdahay Caadada Waxaa Isbadala hermuunaadka  Jirkeeda Sidoo kale waxaa badelma dabeecadeeda Waxay Noqotaa Qof markasta xanaaqsan.

Marka ninkeeda waxaa looga baahanyahay inuu dareemo isbadalka ku yimi xaaskiisa.

Ninku waxaa laga mamnuucay inuu sibuucaa xaaskiisa u tagin sababtoo ah waxaa dhaca marka uu xaaskiisa oo caado leh u  tago waxaa riximkeeda ama  minkeeda gala wasakh.

Marka aad aragto dabeecadeeda oo isbadashay waxaad ogaataa inay heshay isbucii caadada waa inaad u diyaar garowdaa sidaa ula dhaqmi lahayd dulqaadkana u badisaa xaaskaaga .

waa inaadan u keenin wax hadiyad ah ama wax ay jeceshahay oo aad kedis ugu keenaysid sababtoo ah  waxa ay dareentaa Isbuucaa nolol ciriiri ah mana rabto wax kadis ah ama hadiyado ah.

Ha dareesiin xaaskaaga iney khaldantahay ama aad ku aragtay wax layaaba hana dhihin waxaasi  waa khalad waa inad si Macquul ah waxkasta ugu sheegtaa.

Ugu danbayntii waa inaad dulqaadkaaga badisaa hana dhibsan waa marxalad soconaysa mudo gaaban oo hal isbuuca.

Fikradaada ka dhiibo n